“Buuggan wuxuu iga badbaadiyay khasaare weyn. Waxaan rabay inaan beero yaanyo balse ma aqoon kharashka dhabta ah. Hadda waxaan haystaa qorshe cad oo aan ku shaqeeyo.”
HAGAHA GANACSIGABEERAHA CASRIGA
Dokumentigan wuxuu ku siinayaa hagitaan talaabo-talaabo ah oo ku saabsan hirgelinta mashaariic beeraha iyo xoolaha sida greenhouse, digaaga, naaxinta iyo iibka xoolaha, beerista calafka, iyo soo saarista caanaha. Waxa kale oo ku jira qiyaasta dhulka, kharashaadka, iyo faa’iidada la filayo, iyadoo la cusboonaysiiyay 2026.
4 Ilood Ganacsi oo Isku-Dhafan
- Naaxinta iyo Xannaanaynta Xoolaha
- Beerashada Greenhouse-ka
- Xannaanaynta Digaagga
- Calafka Super Napier & Abuurka
Qorshe Dakhli
Dakhli joogto ah & faa’ido sare
Qiyaasta Dhulka
Cabir & habaynta dhulka
Xisaabinta Kharashka
Miisaaniyad & faa’iido
Talooyin Faa’ido Leh
La-talin khubaro
AQOON. QORSHE. FULIN. GUUL. GANACSIGAAGA BEERAHA HADA BILOW!
Buugga Digitalka – Deg Deg u Hel!Waxaad rabtaa inaad Maalgashato Beeraha & Xoolaha?
Balse Xog rasmi ah kama haysid Halkaad wax ka bilaabi lahayd, Sida Qiimayaasha mashaariicda lagu bilaabo, Qiyaasta dhulka, Qalabka iyo Shirkaddaha laga soo iibsado waxyaabaha muhiimka ah.
Ma garanaysid kharashka dhabta ah ee ku baxaya mashruuca?
Ma haysatid qorshe cad oo ku tusaya faa'iidada bishii?
Waxaad ka baqaysaa inaad lacagtaada ku khasaariso qorshe la'aan?
Ma garanaysid noocyada abuurka ama xoolaha ugu fiican suuqa?
Xalka Waa Halkan
Hagahan wuxuu ku siinayaa qorshe dhamaystiran oo tijaabisan, kaas oo kaa badbaadinaya khasaare, kuuna sahlaya inaad si sax ah u bilowdo mashruucaaga.
Waa khariidaada Guusha Ganacsiga Beeraha Dalkeena
Maxaa Ku Jira Hagahan?
Cutub kasta wuxuu ku siinayaa sharaxaad qaabka aad mashruuc kasta $500+ bishii ugu soo saari karto.
Calafka Xoolaha Super Napier
- Qaabka loo beero
- Waxsoosaarka
- Kharashka
- Waraabka
- Abuurka
Mashruuca Digaaga Ukunta
- Qaabka beer digaag loo sameeyo
- Qiyaasta cuntada
- Qiimaha ukunta
- Cabirka dhulka
- Faa’iidada bishii
Mashruuca Naaxinta Xoolaha
- Tirada xoolaha
- Noocyada xoolaha
- Qiyaasta cuntada
- Faa’iidada bishii
- Suuqa iibka
Greenhouse Farming
- Greenhouse dimensions
- Dalagyada
- Seeds
- Waxsoosaarka
- Dakhli bishii
Waxaa Loogu Talogalay
This is for you if…
Waxaad ka heli doontaa faa'iido weyn haddii aad tahay:
- Maalgashadayaasha qurbaha ee raba inay dalka maalgashadaan
- Ganacsatada Soomaaliyeed ee raadinaya ilo dhaqaale oo cusub
- Agricultural consultants iyo khubarada beeraha
- Extension officers
- Dadka raba xogta suuqa iyo qiimayaasha dhabta ah
- Dadka doonaya inay beer ka bilaabaan eber oo raba qorshe cad
Tani kuma habboona haddii:
- Dadka raadinaya inay si degdeg ah u taajiraan (Get-rich-quick schemes)
- Dadka ku nool waddamo aan lahayn cimilada iyo Suuqa Dhulka Soomaaliyeed
- Dadka doonaya in cid kale u maamusho ganacsigooda (Done-for-you services)
One Price. Everything Inside.
$2,003/Month Agribusiness Blueprint
Total Value: $826
- One-time payment
- No subscription
- Yours forever
Waxaad Helaysaa:
- Hagaha weyn ee Ganacsiga Beeraha Casriga ah ee $2,003/Bishii (PDF dhammaystiran).
- Ganacsiga 1aad: Qorshaha Beerta Yaanyada ee Guri-Beereedka (Greenhouse) – Qaab-dhismeedka faa'iidada ee $*** bishii.
- Ganacsiga 2aad: Naaxinta Xoolaha & Caanaha – Qaab-dhismeedka faa'iidada ee $*** bishii.
- Ganacsiga 3aad: Qorshaha Beerta Digaagga Ukunta Dhasha – Qaab-dhismeedka faa'iidada ee $*** bishii.
- Ganacsiga 4aad: Qorshaha Calafka Xoolaha ee Super Napier – Qaab-dhismeedka faa'iidada ee $*** bishii.
Bonus
- Hab-raaca Bilaabista ee 90-ka Cisho (Tallaabooyinka Bisha 1aad, 2aad & 3aad).
- Shaxda Sifaysan ee Lacagta Bilowga Ganacsiga (oo qodob-qodob loo qoray).
- Helida Magacyada iyo Lambarada Shirkadaha kula Hirgelin kara.
- Caawin qofkastoo raba in lagala shaqeeyo ama lala hirgelinayo mashaariicda ku xusan dokumentigan.
Maxay Yiraahdeen Dadkii Gatay?
“Xogta ku jirta buuggan waa mid aad u qiimo badan. Qiimayaasha suuqa iyo xisaabaadka la sameeyay waxay i siiyeen kalsooni aan ku bilaabo mashruucayga digaaga.”
“Qaybta calafka xoolaha ee Super Napier ayaa iigu cajaa'ib badnayd. Waa xog aan in badan raadinayay oo si fudud oo la fahmi karo loo qoray. Aad baad u mahadsantihiin.”
Su'aalaha Inta Badan La Isweydiiyo
Markaad bixiso lacagta, waxaad isla markiiba heli doontaa link aad kala degto PDF-ka, sidoo kale email ahaan ayaa laguugu soo dirayaa.
Haa, waa hal mar oo kaliya. Ma jiraan lacago bille ah ama qarsoon. Buugga adigaa iska yeelanaya waligaa.
Haa, PDF-ku wuxuu si fiican uga furmayaa Mobile-kaaga (Android iyo iPhone), Tablet-ka iyo Computer-kaba.
Haa, xogta, qiimayaasha, iyo mashaariicda ku qoran buuggan waxay si gaar ah ugu salaysan yihiin suuqa iyo cimilada Soomaaliya.
Haa, haddii aan wax ka bedelno ama xog cusub ku darno buugga, waxaad si bilaash ah u heli doontaa nooca cusub.
Bilow Mashruucaaga Beeraha Maanta
Ha lumin waqti dambe. Hel xogta saxda ah ee aad u baahan tahay si aad u abuurto ganacsi beer iyo xoolo oo faa'iido leh.
Hel Hagaha Hadda – $50